Friday, November 28th, 2014

MAQAALO IYO WARAR MUHIIM AH

Saraakiisha Al-shabaab Oo Axmed Diiriye Ku Qasbaya Inuu Warbaahinta Lahadlo.

Al-shabaab_Ciidamo_10 Warbaahinta qeybaheeda kala duwan, gaar ahaan kuwa wabsite-yada wax ku qoro ayaa siyaaba kala duwan wax kaga qorayay ... Sii Akhri
November 25, 2014


Shakiga Laga Qabo Mahad Karatey Oo Xoogeystay Iyo Sir Qarsooneyd Oo Rasminews Ay Heshay.

Somalia Xog Hoose oo lagu kalsoonaan karo oo  ay heshay Rasminews ayaa sheegeysa in hogaamiyihii hore ee Al-shabaab Axmed ... Sii Akhri
November 24, 2014


SIDEEN U BADBAADIN KARNAA MIRAHA HALGANKII SOOMAALIYA? TALO KU SOCOTA QAA’IDUL MIFDAAL SHMukhtaar Rooboow Abu Mansuur

robow SIDEEN U BADBAADIN KARNAA MIRAHA HALGANKII SOOMAALIYA??Si loo badbaadiyo miraha halganka Soomaaliya waxaan jecleystay in an ka qoro ... Sii Akhri
November 22, 2014


Saraakiisha Sare Ee Al-shabaab Oo Isku Khilaafsan Mustaqbalka Kooxda.

1297793692-recently-trained-soldiers-of-alshabaab_483453 Ka hor inta aanu Mareykanku duqeyn la  beegsanin hogaankii Al-shabaab waxaa jiray hadal hayn Saraakiisha Al-shabaab u dhaxeysay ... Sii Akhri
November 21, 2014


MA XAQ BAA IN SHEEKH XASAN XABSI KUJIRO??

sh.xasan Sh Xasan Dhaahir Aweys oo ka mid ahaa culimadii iyo hogaankii islaamiyiinta Soomaaliya ayaa waxaa uu galay xabsiga ... Sii Akhri
November 20, 2014


Haka Daalin Dadkeygiyow Dadaalkii Shareecada Iyo Duli Inaad Iska Dul Qaadaan. (Maqaal)

maqaalaad image Xaaladihii u dambeeyay ee Jihaadka Salafiga ee Soomaaliya waxaa ay bulshada Muslimka ah dareemayeen isbedelo xoogan oo ay ... Sii Akhri
November 19, 2014


SHEEKH XASAN DHAAHIR AWEYS OO GALAY XAALAD MURUGO LEH (WARBIXIN)

sh xasan Sh. Xasan dhaahir aweys oo ka mid ah culimada Soomaaliya kuwooda ugu da'da weyn, kana shaqeeyay dacwada islaamka ... Sii Akhri
November 18, 2014


Dadaalkii Oday Dhaqameedyada ee Mujaahidiinta Xiran Xaguu Marayaa?? Maxaase Iska Bedelay Hab Dhaqankii Xabsiyada Sirta ah.??

XABSIII Mid kamid ah Odayaasha dhaqan ee ku jiray wada xaajood ku aadan sidii loo sii deyn lahaa rag ... Sii Akhri
November 15, 2014


AL-MUJAAHID C/RASHIID WAXUU KA BAXSADAY XABSIGA DOWLADDA, BALSE WAXUU GALAY XABSI SHABAAB!!

muj C/Rashiid Khaliif waa mid kamid ahaa Askarta Al-shabaab, gaar ahaan kuwa Jabhadaha ah waxaa uu safar ugu amba ... Sii Akhri
November 8, 2014


Waa kuma Mas’uulka Al-shabaab U Qaabilsan Xabsiyada Qarsoodiga Ah???

XABSIII Qaasim waa nin ka tirsan saraakiisha  Xarakada Al-shabaab, ahna  u qaabilsanaha guud ee xabsiyada qarsoodiga ah gaar ahaan ... Sii Akhri
November 7, 2014


MUKHTAAR GANEY OO KU INDHO-BEELAY XABSIYADA AL-SHABAB!!!

XABSIII War soo gaaray shabakadda islaamiga ah ee Rasminews.com ayaa xaqiijinaya in Mukhtaar Ganey uu xabsiga dhexdiisa ku indho-beelay, ... Sii Akhri
November 4, 2014


AL-SHABAB OO XABSIGA DHIGAY WARIYAYAAL KA TIRSAN ANDALUS

andalus War an ka helnay gudaha xarakada Al-Shabab ayaa xaqiijinaya in 2-wariye oo ka tirsan idaacadda Al-Andalus ee ku ... Sii Akhri
November 2, 2014


Odayaal Dhaqameed Dadaal Ugalay Deysmada Mujaahidiinta U Xiran Al-shabaab Oo Rajo Wanaagsan Muujiyay.

XABSIII Wali waxaa xabsiyada kooxda Al-shabaab ku xiran rag uu xabsiyadaas dhigay Axmed Godane, in badan ayaa waxaa daysmada ... Sii Akhri
October 31, 2014


MUJAAHIDIINTA QURBA-JOOGTA AH: DABIN DHAGAR-QABE MISE LAX DHUKAN?Q/3AAD

maqaalaad image Waa qormadeeydii sedexaad ee an ugu magac daray "mujaahidiinta qurba joogta ah dabin dhagar-qabe mise lax dhukan". Jihaadka waxaa ... Sii Akhri
October 31, 2014


AL-SHABAB OO KU DHAGAN MANHAJKII GODANE IYO KARATAY OO SI XEELADEYSAN ULA WAREEGAY HOGAANKA.(WARBIXIN)

al-shabaab Geeridii hogaanka Al-shabaab  Axmed Cabdi Godane waxaa ay  saraakiisha sare ee hogaankii geeriyooday aadka ugu dhawaa xilkaasi u ... Sii Akhri
October 28, 2014


MUJAAHIDIINTA QURBA-JOOGTA AH: DABIN DHAGAR-QABE MISE LAX DHUKAN?Q/2AAD

maqaalaad image Waxaan horay uga soo hadlay hordhac ku saabsan maqaal an ugu magac daray “mujaahidiinta qurba joogta ah dabin ... Sii Akhri
October 26, 2014


WALAALKA MUSLIMKA AHOOW ISKA ILAALI CUDURKA DILAAGA AH EE XASADKA LA DHAHO.

xaasid بسم الله و الحمد لله و الصلاة و السلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم Walaalka muslimka ... Sii Akhri
October 24, 2014


MUJAAHIDIINTA QURBA-JOOGTA AH: DABIN DHAGAR-QABE MISE LAX DHUKAN?

maqaalaad image Soomaaliya waxaa ka hana qaaday jihaad loogaga soo horjeeday gaalo iyo gaalo raacyo kusoo duulay dalka Soomaaliya, hadafkoodu ... Sii Akhri
October 21, 2014


Al-shabaab Oo Xabsiga Kasii Daayay Beder Oo Kamid Ahaa Saraakiisha Daacada U Ahaa Godane.

XABSIII Saraakiisha sare ee Al-shabaab ayaa in mudda ah isku hayay in wax laga bedelo arimaha quseeya Manhajka kooxda ... Sii Akhri
October 20, 2014


WALAALKA MUSLIMKA AHOOW KU DADAAL AKHLAAQDA ISLAAMKA

xadith Waxaa mahad dhamaanteed iska leh ALLAH S.W ee naga dhiga islaam, waa nimcada ugu weyn ee ALLAH S.W ... Sii Akhri
October 17, 2014


HOGAANKA AL-SHABAB OO ISKU KHILAAFSAN IN WAX LASAXO.

alshabaab Shabakadda Islaamiga ah ee Rasminews.com ayaa waxaa ay juhdi badan galisay sidii ay usoo bandhigi lahaayeen  isbedelada uu ... Sii Akhri
October 13, 2014


Duulaanka Soomaaliya Waa Daryeel Binu Aadan-nimo Gumaadkoodana Waa Gurmad Nabadeed!!!.

maqaalaad image Kadib dagaalo is daba joog ahaa xasuuqyo balaaran qax aan meel meel dhaanta aanay jirin abaaro macluul wata, ... Sii Akhri
October 11, 2014


HOGAAMIYAHA SHIICADA AH OO KA HADLAY DAMACOODA AH IN AY QABSADAAN KACBADA.(warbixin+daawo)

AYATULLAH Hogaamiyaha ugu sareeya kooxda shiicada ah ee sheegata diinta  islaamka, ayaa ka hadlay arimo ku saabsan Kacbada beytuLLAAH ... Sii Akhri
October 8, 2014


Sheekh Fuaad Oo Kadeyriyay Mideynta Mujaahidiinta iyo abaabul u bilowday xaqdoonka (Xog Hoose).

alshabaab Sheekh Fuaad Maxamed Khalaf oo kamid ah culimada Mujaahidiinta Soomaaliya  ayaa inbadan dadaal uu u galay isku keenista ... Sii Akhri
October 7, 2014


SHISHEEYIHII OO IS BALLAARINAYA IYO DOWRKA CULIMADA OON MUUQAN!!

culimo Laga soo bilaabo burburkii dowladii dhexe ee Maxamed Siyaad barre waxaa dalka Soomaaliya cagta ka bixinin shisheeye danahoodu ... Sii Akhri
October 6, 2014


MAXAABIISTA MUJAAHIDIINTA AH EE U XIRAN AL-SHABAAB OO LAFILAYO IN CIIDA LASII DAAYO.

XABSIII Xiriir hoose oo aanu lasameynay saraakiil katirsan Xarakada Al-shabaab ayaa inoo xaqiijiyay in hogaanka kooxda uu u sheegay ... Sii Akhri
October 3, 2014


Maxaynu ku marti soornaa tobanka Dulxijjah W/Q Xudeyfa Raage

maqal Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ... Sii Akhri
September 30, 2014


MAREYKANKA IYO SHIICADA MA DHAMBAAL FARXADEED BAY U YIHIIN ISBAHEYSIGA CARABTA EE DUULAANKA CASRIGAN??.

Royal Saudi Air Forceto Participate in Anatolian Eagle Exercise 2011 PAKISTAN TURKEY F-16 F-15 (2) Isbaheysatada Carabta ah ee Mareykanka kula midoobay xasuuqa dadka Suniyiinta ah, ayaa ah arin ay siyaasiyiin badan oo ... Sii Akhri
September 29, 2014


ERDOGAN OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY QARAMADA MIDOOBAY

erdogan123 Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan ayaa weerar afka ah ku qaaday Qaramada midoobay,madaxweynaha ayaa sheegay in caalamka uu ... Sii Akhri
September 29, 2014


C/QAADIR KUMAANDOOS OO KU HOWLAN SIDII MAXAABIISTA MUJAAHIDIINTA LOO SII DEYN LAHAA.

shabaab Cabdi Qaadir Kumaandoos oo ah sarkaal katirsan ururka Al-shabaab kana mid ahaa saraakiishii howl gabka uu kadhigay Axmed ... Sii Akhri
September 28, 2014


IGAD oo ergay cusub Somaaliya usoo magacaawday


Written by on December 16, 2013   ·   No Comments

War saxaafadeed kasoo baxay uruka lamagac baxay IGAD ayaa lagu sheegay in ay simaaliya usoo magaabeen safiir uga war hayndoona xaalasa Somaaliya si ay uga qayb qaataan gumaysiga cusub ee ay somaaliya iminka kujirta.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay ururka IGAD waxaa warbaahinta u aqriyay xoghayaha ururkaasi Maxbuub Macalin, waxaana uu kadhawaajiyay in Maxamed Cabdi Afeey uu noqonayo safiirkooda cusub ee ufadhinaya somaaliya.

Ninkaan lagu magacaabo Maxamed Cabdi Afeey ayaa horay waxaa uu usoo noqday safiirka Keenya ufadhiyay Somaaliya, waxaa uuna kaqaybqaatay hagardaamooyin badan oo loo maleegayay shacabka somaaliyeed,hadana waxaa uu noqonayaa Ergayga Gaarka ah ee kooxda lamagac baxaday IGAD.

Wadamadaan isku magacaabay IGAD ayaa waxa ay ka mid yihiin kuwa cadowga ku ah umada somaaliyeed, waxaana mar waliba ay kashaqeeyaan in somaaliya aysan ka dhalan Dowlad islaami ah, iyagoo kaashanaya daba dhilifyo somaali ah ayaa mar waliba waxaa ay ishortaagaan maslaxada dalka iyo dadka somaaliyeed.

Hadaba xili dalkeena uu marayo meelaha ugu xasaasi san isla markaana uu sii xoogaysanayo gumaystaha casriyeeysan ee dalkeena kusoo duulay ayaa hadana urur waliba iyo koox waliba waxaa ay isku dayaysaa in ay qayb teeda ka hesho boobka hantida somaaliyeed iyo gumaysiga cusub ee horyaala dadkeena muslimiinta ah ee somaaliyeed.

Lakiin waxaa xaqeeqo ah in shacabka somaaliyeed ay iska hor wareejin doonaan gumaysiga iyo kuwa uu ku adeegto ee doonay in shacabka ay ka dhigtaan dad isku dhiiba cadowgooda soo jireenka ah ee mudo isku dayay in uu somaaliya gacanta ku dhigo.

 

 

NAGALA SOO XIRIIR

rasminews@gmail.com
info@rasminews.com


Readers Comments (0)



Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.