Tuesday, September 30th, 2014

MAQAALO IYO WARAR MUHIIM AH

Maxaynu ku marti soornaa tobanka Dulxijjah W/Q Xudeyfa Raage

maqal Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ... Sii Akhri
September 30, 2014


MAREYKANKA IYO SHIICADA MA DHAMBAAL FARXADEED BAY U YIHIIN ISBAHEYSIGA CARABTA EE DUULAANKA CASRIGAN??.

Royal Saudi Air Forceto Participate in Anatolian Eagle Exercise 2011 PAKISTAN TURKEY F-16 F-15 (2) Isbaheysatada Carabta ah ee Mareykanka kula midoobay xasuuqa dadka Suniyiinta ah, ayaa ah arin ay siyaasiyiin badan oo ... Sii Akhri
September 29, 2014


ERDOGAN OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY QARAMADA MIDOOBAY

erdogan123 Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan ayaa weerar afka ah ku qaaday Qaramada midoobay,madaxweynaha ayaa sheegay in caalamka uu ... Sii Akhri
September 29, 2014


C/QAADIR KUMAANDOOS OO KU HOWLAN SIDII MAXAABIISTA MUJAAHIDIINTA LOO SII DEYN LAHAA.

shabaab Cabdi Qaadir Kumaandoos oo ah sarkaal katirsan ururka Al-shabaab kana mid ahaa saraakiishii howl gabka uu kadhigay Axmed ... Sii Akhri
September 28, 2014


MUJAAHIDIINTA JABHAT ISLAAM OO WEERAR KU QAADAY SHIICADA SUURIYA (DAAWO).

2 Mujaahidiinta Jabhat Islaam ayaa weeraro khasaara badan dhaliyay ku qaaday xaruma ay ciidanka Shiicada kulahaayeen duleedka magaalada Xalab. Weeraradan ... Sii Akhri
September 22, 2014


MAXAA KAJIRO SHAKIGA LAGA QABO IN MAHAD KARATEY UU KADAMBEEYAY DILKII AXMED GODANE???

maqaalaad image Qeybo kamid ah saraakiisha Xarakada AL-shabaab ayaa aaminsan tuhunka  ah in Mahad Karatey uu yahay shaqsiga kadambeeyay shirqoolkii ... Sii Akhri
September 21, 2014


DUCAADA XARAKADA AL-SHABAAB OO SHURUUDO HOR DHIGAY HOGAANKA AL-SHABAAB.

Culimada_Al_Shabaab Sheekh Fuaad Maxamed Khalaf oo kamid ah culimada Soomaaliyeed kana mid ah Xarakada AL-shabaab ayaa maalmahan waday dadaalo ... Sii Akhri
September 20, 2014


SH.MAXAMED CABDI UMAL MAXUU KA YIRI QORAAGII DIINTA U GAFAY IYO BUUGIISII XUMAA!?

ridada Sh.Maxamed Cadbi Umal xafidahullah  oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyed ayaa si adag uga hadlay buug ... Sii Akhri
September 20, 2014


DAGAALKA KA DHANKA AH “DAACISH” WAA OOHINTU ORGIGA KA WEYN.

maqaalaad image Waxaa maalmahaan iclaamku aad u hadal hayeen duulaan ay horboodayaan reer galbeedka gaar ahaan Mareykanka iyo Ingiriiska oo ... Sii Akhri
September 16, 2014


HOGAANKA SARE EE AL-SHABAAB OO MAALINKII SEDEXAAD SHIR U FADHIYA.

Al-Shabaab militants Shareecada Islaamka ayaa ah halka umadda Muslimka ah  ay ku xalisato dhammaan khilaafaadkeeda, gaar ahaan kuwa umaddaan u ... Sii Akhri
September 15, 2014


WADATASHIGA WAA MID LOOGA DAYANAYO NOLASHII NABIGEENA MOXAMED S.C.W.

SHUURA Waxaa mahad iska leh ALLAH S.W ee nagu galladeystay diinta Islaamka, diinteenu waa mid kulmisay dhamaan nolasha bani ... Sii Akhri
September 9, 2014


WARARKII UGU DAMBEEYAY MAGACYADA RAGII AXMED GODANE LALA DILAY.

diyaarad Shabakada Islaamiga ah ee Rasminews.com ayaa ku guuleysatay inay hesho magacyada ragii Axmed Godane safarka ku wehliyay, warar ... Sii Akhri
September 7, 2014


JAHA WAREER BADAN OO KU SAABSAN GEERIDA AXMED GODANE OO KA DHEX TAAGAN GUDAHA XARAKADA. (warbixin)

diyaarad Jaha wareer badan ayaa wali  ka taagan gudaha Xarakada Al Shabab, waxaan wali si rasmi ah loo shaacin ... Sii Akhri
September 5, 2014


AKHRISTE MAXAAD KALA SOCOTAA XAALADA DHABTA AH IYO DHAGARAHA HOGAANKA AL-SHABAAB (WARBIXIN).

prison1_904871795-300x225 Raga katirsan kooxda AL-shabaab oo mucaaradsan inxiraafka hogaankooda ayaa lakulma dhibaatooyin kala ah handadaad joogta ah iyo caga ... Sii Akhri
September 1, 2014


MAXAABIIS UU KU JIRO DARAWALKII SAALAX AL-NABHAAN OO LASII DAAYAY.

XABSIII Waxaa xabsiga laga sii daayay maxaabiis ku jiray xabsiga Godane, maxaabiisani ayaa  ka mid ahaa mujaahidiinta Soomaaliya, oo ... Sii Akhri
August 31, 2014


SHEEKH ABUU MAXAMED AL-MAQDASI OO BAYAAN KASOO SAARAY MIISAANKA SHAREECADA INUUSAN AHEYN URUR.

MAQDASI Sheekh Abuu Maxamed AL-maqdasi oo katirsan culimada salafiga Jihaadiga ah ee inta badan kahadla Khadiyadaha Jihaadka caalamka Islaamka ... Sii Akhri
August 29, 2014


KHILAAFAADYADA MAAMUL-GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA MAXAA LOOGU SOO XALIYAA ADDIS ABABA?

maqal Waxaa mudda dheer soo socday khilaafaadyo mararka qaakood sababa gacan ka hadal oo dhex mara maamul goboleedyada iyo ... Sii Akhri
August 29, 2014


MUJAAHIDIINTA جيش المجاهدين OO ISAGA BAXAY MAGAALADA KARMA KADIB MARKII ay hareeyeen CIIDANKA DAACISH.

jeysh Wararka ka imaanaya dalka Ciraaq ayaa sheegaya in magaalada Karma ay isaga baxeen mujaahdiinta Jeyshul Mujaahidiin oo ka ... Sii Akhri
August 23, 2014


DHACDOOYINKII INXIRAAFKA JIHAADKA JAZAAIR OO TAARIIKHDA JIHAADKA MARKALE KASOO MUUQDAY (AKHRISO).

qq Dhacdooyinkii soo maraya dunida aan ku nool nahay ayaa ah casharo loo baahan yahay in umadda dib ay ... Sii Akhri
August 20, 2014


SHEEKH ABUU MAXAMED AL-MAQDISI OO SHEEGAY IN CALANKA ISLAAMKA AANU JAMAACA GAAR AH LAHEYN (DHAGEYSO).

Almaqdisi-nakhr Sheekh  abuu-muxamad Al -Maqdisi ayaa muxaadaradan diirada ku saaraya kahadalka inxiraafaadka Jihaadiga ah iyo in umadda looga baahanyahay ... Sii Akhri
August 19, 2014


SHEEKH AL-MUJAAHID ABUU MAARIYA AL-KHAXDANI OO CADEEYAY INXIRAFKA DAACISH IYO AL-SHABAAB.

qax Sheekha Mujaahidka ah ee Abuu-Maariya AL-khaxdani oo ah hogaamiayaha Militeriga Jabhat AL-nusra ayaa fariin uu u diray AL-Qaeda ... Sii Akhri
August 18, 2014


AFHAYEENKA MUJAAHIDIINTA JABHAT AL-NUSRA OO CADEEYAY BEEN ABUURKA DAACISH (AKHRISO).

Abu Firas al Suri Kooxda Khawaarijta ah ee Daacish ayaa in muda ah ku howlaneyd faafinta warar dacaayad ah oo kadhan ah ... Sii Akhri
August 18, 2014


MURAN BADAN KADIB MASUULKII MUHAAJIRIINTA GUURE OO XILKA LAGA XAYUUBIYAY.

shabab Waxaa mudda dheer soo jiitamayay dhibaatooyinka ay la  kulmayaan Muhaajriinta ku sugan Soomaaliya, waxa ay la kulmayeen xarig,jirdil ... Sii Akhri
August 17, 2014


DOWLADDA SOOMAALIYA: SHABAAB AMA SHACAB(MAQAAL)

maqal Shabaab raac ama Shariifka raac ama shacab noqo waxay ahayd qorshihii lagu gaarey midowgii xisbul islaam iyo Shabaab ... Sii Akhri
August 16, 2014


SULDAAN: U QAABILSANIHII HORE KOOXDA AL-SHABAAB ZAKAWAADKA OO BAAGA MUUNDO LASOO DARISTAY.

images Suldaan oo ahaa madaxii Zakawaadka kooxda AL-shabaab marna ahaa madaxa dacwada iyo tacliinta kooxda ayaa haatan ah mid ... Sii Akhri
August 15, 2014


CIDDA KA DAMBEYSA DILALKA MUQDISHO KA DHACA OO LA OGAADAY,DHAKHTAR KA BADBAADAY SHIRQOOL NABAD-SUGIDDA KU DILI LAHEED.(DHAGEYSO)

An ambulance arrives at the scene of an explosion outside the Jazira hotel in Mogadishu Waxaa in mudda ah ka socday Magaalada Muqdisho dilal qorsheysan oo lala beegsado dadka bulshada dhexdeeda wax tarka ... Sii Akhri
August 13, 2014


HOGAANKA AL-SHABAAB OO XILKA KA QAADAY U QAABILSANIHII MAALIYADA.

020120142253138262884 Hogaanka ururka AL-shabaab ayaa xilka ka xayuubiyay Xasan Afgooye oo ahaa u qaabilsanaha kooxda AL-shbabaab Maaliyada, Xasan Afgooye ... Sii Akhri
August 12, 2014


DHAGEYSO:SH XASSAN XUSEEN OO DIFAACAYA SHIICADA.

sheekh-xasaan Sh.Xassan Xuseen oo ah wadaad lagu aafeeyay baneeysashada dhiiga culimada iyo muslimiinta ayaa waxaa ku hadlay dhibaatooyinka kala ... Sii Akhri
August 11, 2014


SHACABKA MARKA OO BILAABAY IN AY MUUJIYAAN NACEYBKOODA SHISHEEYAHA(WARBIXIN)

MARKA Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed ayaa ah shacab an aqbalin xoogaga shisheeye ee kusoo duulay Soomaaliya. Waxaa ay dagaallo ... Sii Akhri
August 10, 2014


OGEYSIIS MUHIIM AH.

ogeysis Waxaan dhamaan  akhristayaasheena ku xiran shabakadda islaamiga ah ee Rasminews.com OGEYSIINEYNAA  in aanu faafin doono muxaadaraad  cusub oo ... Sii Akhri
August 10, 2014


shidaalka somalia


Written by on March 14, 2013   ·   No Comments
Waxa in badan dhagaha qofka somaliga ah ku dhici jiray in wadanka uu leyahay shidal iyo kheyrad kale balse an wax laga ogeyn cidda gacanta ku heysa arimahaas ee ah ka faaideysiga kheyradkoda .

Somalia waxa jooga shirkado caloshood u shaqeystiyaal ah oo mareykan iyo  rer galbeed ay leyihiin kuwaas oo sanadihii u danbeyey  ad uso galay wadanka waxayna la macamilan qoloyin ku magacaban magacyo dowladed ama magacyo mamulo goboled kuwaso ayagana ah qowleysato an ka nixin dal iyo dad hadba ku xisaabtama inta ayaga uso xarooneyso ayago an ka fakarin dhaca iyo bobka loo geysanayo dhulkooda.

Hadaba melaha la magacabay in shidal laga qudayo ama laga helay waxa ka mid ah Dooxada Dharoor oo u dhow Boosaaso.
Waxa gacanta ku haya mamul isku magacabay puntland  oo ah mamulada loo sameyey Somalia in lagu boobo madama uu madax ka yahay nin lagu magacaabo faroole oo saxiixay wax yaala badan oo an dan ugu jirin dadka Somalia balse dana gaar ah ka fiirsaday .
Gobolkaas waxa si dadban gacanta ugu hayya cadowga ummada Somalia ee dowladda Ethiopia taso waxi ay rabaan ka fushtaan kana qafaashan qofkii ay u arkaan inu yahay salafi shaqayn kara ummada wax u tari kara
Sida qorshaha uu aha waxa bilihi  tagay  bilabaneysay  qodistii ceelashii ugu horeeyay ee shidaal laga baaro Soomaaliya.
Shirkadaha Africa Oil iyo Range Resources ayaa waxay wadajir uga baarayaan shidaal goobihii horay daraasaadka loogu sameeyay ee lagu tuhunsan yahay inuu shidaal ku jira.
Waxa ay dadka qaar ay shagayan in shidalka qodistiisa uu bilowday sanadi 2008 balse hadda uu yahay waxa la iclaamiyey dhuufintiisa . 
Waxa taas barbarsocota in shirkadahaasi ay boob ad u wayn ay ka wadan macdan iyadana laga helo buraha ka ag dhow dhulka ay shegayan inay ka radinayaan shidal taso ay cid ay idin ka waydisten aysan jirin madama ay iyagu u madax bananyihin inay wax ka baraan dhul garaya boqolol km oo ay ku wehlin shaqadaas cid loo xulay oo khibrad u leh howlahaas si shirkadahani ajnabiga ah aysan ugu xadgudbin dhulkeena iyo kheyradkisa.                  
                                                        Yaa ilala ka ah shidaalkaasi
waxa iska cad in mamulka puntland uusan awood u laheyn in u damaanad qado mashruucas  oo ah mashruuc ad u ballaran dowladaha adunka gumeystan ay ad u daneynayaan shidal madama uu qalqal siyaasaded uu kala dhaxeyo dowlado shidaal badan soo saari jiray kuwa kalana ay ku tagnen caga fiican  

si ay taasi badiil ugu helaan ayey waxay ad u daneynayan in Somalia laga helo  shidaal madama aysan jirin cid manta u taagan inay la xisaabtaman .
hadaba sida an horay uso xusnay amniga gud ee mamulka puntland waxa gacanta ku haya Ethiopia iyo heyado nabad sugid oo uu soo tababaray mareykanka si toos ahne uga amar qataa saraakil mareykan ah sida inta badan ay la socdan arinkas ummada muslimka ah eek u dhaqan carigaas

kuwaaso sugaya  amniga shidaalka halkaas laga boobi doono hadu u hirgalo sida cadowga uu qorsheynayo .

waxa la xaqijiyey in mamulka uu qorsheynayo inuu kensado caloshood u shaqeystayaal africaan ah waxuuna mamulkaasi ugu tala galay inay u ilaliyaan inta ayaga kuso aday oo ah saami aad u yar oo iyaga lagu qancinayo 
maadama sida muqata mesha ay wada taganyihiin qabaail kala duwan oo la iman kara fakar ah aaway samigeni taasi faroole waxu u diyaarsaday caloshood u shaqeystiyaalki u dagalamay Macamar qadaafigi xukumi jiray libiya.

shidaalkii qaar waxa lagu bixiyey waxan ku qodnay ceelal shidaal .
qaarne waxa lagu bixiyey amniga sugayya shirkadaha iyo qalabkoda .
qaarne faroole aya siyey caloshood u shaqeystayal African ah.

NAGALA SOO XIRIIR

rasminews@gmail.com
info@rasminews.com


Readers Comments (0)



Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.